Wacan in la ogaado
Halkan waxaan ku soo uruurinay macluumaadka laga yaabo inay faa'iido u leeyihiin in la ogaado marka ilmahaagu bilaabayo ciyaaraha. Waxaad ka akhrisan kartaa sida naadiyadu u shaqeeyaan ee Iswiidhan, sida loo codsado Fritidskort iyo waxa parasports yihiin.